Gudoomiyaha Olombikada Koonfur-galbeed Oo ka hadlay Ahmiyadda Ciyaaraha

0
189
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Olombikada KG  Abdiqaadir Shariif Xirow  Oo La hadlayey warbahainta ayaa waxa uu ka Hadley Muhiimada ay leedahay in Dhalinyarada lagu dhiiri giliyo Ciyaaraha ka qeyb galkooda isagoo sheegaya in Faa’ida badan u leedahay oo ay ka mid yihiin Caafimaadka iyo in ay kaga mashquulaan dhibaatooyinka dalka ka dhacaya.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here