Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka oo kulan la yeeshay bulshada Kismaayo

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan u dhexeeyay bulshada kismaayo iyo bahda Cadaaladda dalka.

Kulanka oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka’  Wasiirka Cadaalada iyo arimaha Dastuurka xukuumada fedaraalka dalka iyo Masuuliyiin kale oo maalmahaan safar shoqo ku jooga Kismaayo waxaa ayna bulshadu waydiiyeen su’aalo ku saabsan heerka ay marayso Cadaaladda iyo Garsoorka dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here