Gudoomiyaha Kaamka Wardheer oo ka codsaday maamulka iyo hay’adaha in adeegyo caafimaad la gaarsiiyo Kaamka

0
110
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka Barkacayaasha ah ee ku nool Kaamka Wardheer ee magaalada Kismaayo ayaa waxay u bahaan yihiin in laga caawiyo adeegyada asasig u ah noolasha,intooda badan dadk ku nool kaamka Wardheer waxay ka soo barakaceen degmooyinka hoos yimaada magalaada Kismaayo waxayna  danta maciin biday in ay barakacayaal ku noqdaan magaalada Kismaayo.
Shandarwooyim iyo bacaha  guriyaha la saarto ayey bahan yihiin in laga caawiyo bulshada madaam carruurta ku nool kaamka ay qaarkood la xanuunsan yihiin malaariya, taasoo sameeyn ku yeelatay carruurta iyo dadka ku nool kaamka.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here