Gudoomiyaha Kaamka barakacayaasha Badar 1 oo codsaday gargaar lala soo gaaro barakacayaasha kunool kaamka

0
97
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamba Badar 1 oo ka ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaala magaalada Kismaayo ayaa waxaa kunool 75  qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo ka soo barakacay deegaano ka tirsan gobolaka Jubada hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here