Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamka Badar oo kamid ah kaamamka kuyaala Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo ayna ku noolyihiin qoysas barakacayaal iyo danyar isugu jira ayaa waxa haysata duruufo kala duwan oo dhanka nolasha ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.