Gudoomiyaha Kaamaka Badar-2 oo ka hadlay xalaadda waxbarasho ee kaamka

0
161

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayasha ku nool kaamka Badar-2 ee magaalada Kismaayo ayaa waxay ku nool yihiin mudod badan Kaamka, kuwaas oo intooda badan aan helin adeegyada waxbarsho balse hada waxaa ay taageero ay ka helaan ka qaar ka mid ah hay’adaha ka shaqeeya magaalada kismaayo kuwaas oo furso waxbarsho siiyay caruurta kunool.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here