Gudoomiyaha Jaamacadda Daha ee magaalada Kismaayo oo la caleema saaray

0
430

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Daha oo ka mid ah Jaamacadaha ku yaallo magaalada kismaayo ayaa waxa ay qabatay munaasabad lagu caleemo saarayey gudoomiyaha Jaamacadaasi Maxammed Abdirashiid Abdi  kaasi oo ay doorteen ardayda Jaamacadaasi.

Munaasabadda caleemo saarka ayaa waxaa ka qeyb galay agaasimaha Wasaaradda dhalinyarada ciyaaraha Jubbaland Abdirahmaan Xaaji Abdi Maamulka iyo ardayda Jaamacada iyo bahda waxbarashada marti sharaf kale.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here