Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sheekh Aadan Shekh Saciid waxa uu ka mid yahay Aqoon-yahanada Culimada ah ee ku nool Magaalada Baydhabo islamarkaana wax ka qora Taarikhda ayaa waxa uu ka hadlay qorshiyaalkiisa Nololeed ee ku aadan sidii uu Bulshada u bari lahaa Taarikhda dalkeena uu leeyahay wax qorida iyo Baarista Barashada kutubada Diiniga ah
waxuuna dhalinyarada kula dardaarnmey in aysan Tahriibin oo ay dalkooda aaminaan waxuuna kula dhalinyradu ugu baqay in ay xoojiyaan Dowladnimada iyo ay ka fogadaan waxyabaha hoos u dhac dalka keen kar dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.