Gudoomiyaha Hay’adda SODMO oo Dowladda Shiinaha kala wareegay deeq lacag ah

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta waxa uu Dowladda Shiinaha kala wareegay lacag dhan 1,000,000 oo Dollar,  taas oo ay uga qaybqadanayaan gurmadka loo sameenayo dadka ay samaayeen xalaadaha adag ee ay sababtay El-Niño.

Hadaba waa kan Gudoomiyaha Guddoomiyaha Hay’adda SoDMO Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa kawarbixiyey lacagta lagu wareejiyey iyo waxyaabaha lagu qaban doono lacagtaasi, isagoona umahadceliyey dowladda Shiinaha iyo shacabkeeda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here