Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Jubbaland oo kawarbixiyay xaalada barakacayasha sogaray waqooyiga Kismaayo

0
75

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa kormeer ku tagay Kaamamka dhanka Waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo halkaas oo malmihi laso dhafay ey sogarayeen dad iyagu ey sameyeen dadadka kadhashay roobka dayrta iyo fatahadaha wabiyada kuwwas oo wajahaya xaalad bini adan nimo adag.

Dadkaan ayaana kasoo barakacay inta badan denana hoos yimaada degmada jamame ee gobolka Jubada hoose waxana wali socda qulqulka dadka sogaraya deganada waqoyi ee magalada kismayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here