Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland ayaa waxuu ka warbixiyay xaladaha barakacayasha qaxootiga iyo wax ka qabashada barakacayasha kunool Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland ayaa wxaa inta badan masuul ay ka tahay barakacaayasha taas lagu talagalay inay garab sitaagto barakacasha kunool Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.