Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo shixnad Gargaar ah gaarsiiyey degmada Baardheere

0
124

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo maalin ka hor uu ku fatahay wabiga Jubba kadib Roob xoogan oo halkaas ka da’ay taas oo ay ku geriyoodeen ilaa 7-ruux halka Maalmo ka horeeyey daadad ka dhashay roob mahiigaan ah oo halkaas ka da’ay ay ku dhinteen 13 qof taas oo dhimashada ayaa gaartay 20 qof halka dadka dhawacyada ay halkaas ka soo gareen daadadka iyo fatahadaas ay marayaan  ilaa laba qof oo rayid ah.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here