Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed oo kormeeray Dekadda Kismaayo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxda Hay’adda Batroolka oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed,islamarkaasna uu wehlinayo Wasiir ku xigeenka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland ayaa waxay kormeereen Dekadda Kismaayo.

Madaxda Hay’adda Batroolka ayaa intii ay Dekadda joogeen waxay kulamo la qaateen maamulka Dekadda,Maareeyaha Dekadda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan ayaa ugu horeeyn warbixin ka siiyay howlaha Dekadda Madaxdii booqatay.

Eng Cabdiqaadir Aadan Maxamuud ayaa ka hadlay dhankiisa kulankii ay la qaateen Mas’uuliyiinta Dekadda Kismaayo.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here