Gudoomiyaha Hay’ada qoxootiga iyo baralacayaasha Jubbaland oo Hay’adaha samafalka ugu baqay in ay gurmad u fidiyaan bulshada dagmada luuq

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Godoomoyaha Hay’ada Barakacayaasha iyo Qoxootiga Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa hay’adaha Samafalka Ugu Baaqay Inay Gargaar Dagdaga ay Gaarsiiyaa bulshada  kunool dagmada Luuq ee gobalka Gado kuwaas ay sameeyeen roobabkii mahiganada ah oo ka da’ay dagmada iyo Nawxigeedab

robabkan oo saacado badan ka da’ayay dagmada ayaa dhibaatooyin kala duwani ay kasoo gareen Bulshada waxana uu barakiciyay Boqolaal Qays kuwaas oo hada wajahaya Xaalado Adag.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here