Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada oo ka hadashay tacadiyada ay la kulmaan Carruurta

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar badan oo ka mid Carruurta ku nool Soomaaliya ee aan gaarin dada qaan gaarka kana soo jeeda Qoysaska saboolka ah ee ay duruufaha dhaqaale hareeyeen ayaa ah kuwo qabta shaqooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin dhaqidda baabuurta ,caseeynta ama baalashidda kabaha iyo in gabdhaha yaryar shaqo la’aan loogu geeyo Qoysaska dhaqaale ahaan ladan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here