Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo ka warbixisay muhiimada uu bulshada u leeyahay Jiritaan qoyska

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jiritaanka qoyska ayaa ah mid ahmediyad balaaran u leh bulshada soomaaliyed iyo guud ahaan bulshooyinka caalamka intaba ‘ waxaana dhismaha iyo jiritaan qoyska wanaagsan  sameeya dhinacyada kala duwan ee bulshada, Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo ka warbixisay muhiimada uu bulshada u leeyahay Jiritaan qoyska.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here