Gudoomiyaha Haweenka gobolka Jubbada hoose oo ka warbixisay muhiimada ay haweenka u leedahay barashada xirfadaha

0
81

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Gudoomiyaha Haweenka gobolka Jubbada hoose Faadumo Aadan Kateela ayaa ka warbixisay muhiimada ay haweenka u leedahay in ay bartaan xiradaha gacanta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here