Gudoomiyaha Haweenka Degmada Kismaayo oo ka Warbixisay Haweenka iyo sida ay uga Faai’deystaan Xirfadaha Fudud ee La baro 

0
288

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka ku nool degmada kismaayo waxa ay leeyihiin xirfado kala duwan oo ay noloshooda iyo tan qoyskooda ka maareeyaan taas oo ah xirfado farsamo oo iyaga ay la imaadeen iyo kuwo la baray.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here