Gudoomiyaha guud barakacayaasha Xaafada Farjano oo ka warbixisay caqabadaha haysta barakacayaasha

0
127

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha guud ee barakacayaasha xaafada Farjano Ubax Xasan ayaa ka warbixisay meelihii ay ka soo barakaceen iyo caqabada haysta waxaa ayna sheegtay in caqabada ugu wayn ee haysata dadka barakacayaasha ah ay tahay hooy la’aan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here