Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha rayidka heer fadaraal oo soo gaaray Kismaayo

0
230
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha rayidka heer fadaraal Xasan Abshir Maxamed ayaa soo gaaray Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha rayidka heer fadaraal Xasan Abshir Maxamed ayaa safarka uu kusoo gaaray waxa uu uga qeyb gali doonaa shirka Hormarinta Shaqaalaha rayidka iydoona si wada jir ah ay uga qeyb gali doonaan Gudoomiyayaasha Gudiyada shaqaalaha Rayidka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Gobalka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here