Gudoomiyaha Gudiga Arimaha bulshada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo sheegay in dadka kudhaqan mihiga ay wajahayaan dhibaatooyin kadhashay abaarta dalka kajirta

0
152

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli deegaano badan oo hoos-taga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug,ay ka jirto Abaar saameeyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ayaa waxaa dhawaan halkaasi booqasho ku tagay  Gudoomiyaha gudiga arimaha bulshada golaha deegaanka Dhuusamareeb,isagoona socdaal ku soo maray dhammaan deegaanadaasi,isagoona sheegay in deegaanadaasi ay ka jiraan baahiyo badan oo ay ka mid tahay Biyo La,aan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here