Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Cali Aadan Cali ayaa sheegay in qoys kasta oo barakacayaasha oo laga raro gudaha magaalada Kismaayo la siinayo dhul ay mulkiyad u leeyihiin.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.