Gudoomiyaha Guddiga Haweenka Golaha Aqalka Sare oo ka warbixisay ujeedka socodalkooda

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddomiyaha Guddiga Haweenka Golaha Aqalka Sare Senator Sareedo Maxamed Xassan (Jeyte) ayaa soo gaartay magaalda Kismaayo ayaa sheegtay in ay wacigalin u sameenayaa haweenka kunool magaalada Kismaayo sidii uga qeyb qadan lahayeen Siyaasadda iyo Amniga.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here