Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo shir Gudoomiyey Kulanka Wadajirka Labada Gole ee Marxalada Saddexaad ee Dastuurka

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30aad ee wadajirka ah ee Labada Aqal, waxaana ku weheliyay ku-xigeennada labada gole.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here