Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh oo Masjidka Isbaheysiga Salaadda ciidda kula tukaday boqolaal shacab ah

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa qaar kamid ah Shacabka ku nool caasimadda Muqdisho Salaadda Ciidda kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here