Gudoomiyaha Golaha Dhalinyarada Kismaayo oo ka waramay ahmiyadda isku xirka Dhalinyarada

0
306

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo dhismihii golaha Dhalinyarada degmada kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hourmarinaayo Dhalinyarada maagaalada iyo deegaanada hoos yimaada, qorshayaashaas oo ay qeyb kayihiin isku xirka dhalinyarada iyo xaq u raadintooda iyo wacyi galinno guud oo loo sameynayo Dhalinyarada si ay ooga shaqeeystaan gudaha Dalkooda.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here