Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira gudi u xilsan in ay ka shaqeeya xalinta khilaafadka rimaha bulshada iyo ka shaqeenta Nabada oo ay door muhiim ay ka qataan
Fadum Aadan kitle Waa gudomiyaha ururka haweenka Gobolka Jubbada Hoose waxay ka warbixisay sida ay muhiim ugu tahay bulshada ka shaqeeynta Arimaha bulshada
Gudomiye ku xigeenka Xafadda Midnimo Deeq Aadan Ali ayaa waxuu sheegay in ay muhiim tahay in laga shaqeeya xalinta khilaafadka arimaha Bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.