Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo Arimaha Abaaraha Kala hadlay Odoyaasha dhaqanka  ..

0
201

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose ayaa Kulanka kula qaatay Xarunta guriga Gobolka ee K2 Odoyaasha dhaqanka Jubbaland wuxuuna kala hadlay abaaraha Ka jiro deegaanada Dowlad goboleedka Jubbaland oo saaameyay dadka iyo duunyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here