Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Jubada Hoose Xasan Cabdi Guure ayaa ka hadlay kulanka looga arinsanaayey ka feejignaanta khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha, wuxuuna ka warbixiyey sida looga foojignaan doono khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.