Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo ka hadlay xaalada fatahaaddaa

0
68
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo maalmihi la soo dhaafay xaalada bani’aadannimo adag ay ka jirtay Gobolka Gedo islamarkaana daadad kadhashay roobka deyrta iyo fatahaadda  wabiga  ayaa waxa xaaladihi ugu danbeeyay ka warbixiyay Gudoomiyaha gobolka gedo cabdulaahi shinbir.
Mowliid Cabdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here