Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Qorshaha furitaanka Wadooyinka Caasimadda Soomaaliya

0
429

kismaayo(Waamo Radio) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho cumar maxamuud maxamed ( cumar filish) ayaa maanta waxa uu kaqayb galay shir wada tashi ah oo looga hadlaayay arimaha haweenka iyo dhismaha nabadda oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka qaranka .
Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in ay meel wanaagsan ay mareyso arimaha furitaanka wadooyinka Muqdisho ee uu dhawaan gudiga u magaacabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here