Gudoomiyaha Gobalka Shabellada Dhexe oo kormeeray xarunta dhul-bixinta deegaanka Ceel-macaan

0
227
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Axmex meyr makaraan oo ay waheliyaan Xubno kamdi ah maamulka Gobolka ayaa maanta kormeeray Xafiiska dhul bixinta Deegaanka Ceel macaan oo hoos taga Degmada Qadiimiga ah Ee Warshiikh  Xaruunta ayaa dhawaan waxaa lagu sameeyay dib u dhaya tir Xoogan iyo ballaarin.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here