Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobkii ka da’ay degaanada Jubbaland gaar ahaan gobalka jubada hoose ayay marba marka ka dambaysa kasii daraysaa samaynta ka dhalatay sida daadad iyo fataahado sababay barakaca qoyas badan oo kunool gobalka Jubada Hoose .
Roobka oo wali uda’aya si isdaba jooga ayaa laga cabsi qabaa inay ka dhashaan daadad horleh kuwaas oo xalada kasii dari kara
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.