Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo ku baaqay in la bixiyo Canshuurta.

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa yiri hadaan canshuur la bixin dalku noo dhismi maayo, Dowladda Hoose ee Xamar, mar weliba canshuurteedu waa mid madax banaan maxaa yeelay wax-qabad ayaa laga rabaa isagoona bulshada ugu baaqay iney bixiyaan canshuurta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here