Gudoomiyaha Dhalinyarada kudhaa oo ka warbixiyay xaaladda dhalinyarada

0
378
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ayaa boqolkiiba Todabaatan ka ah bulshada Soomaaliyeed,taas oo muujineyso kaalinta ay kaga jiraan bulshada Soomaaliyeed.
inta badan dhalinyarada ayaa waxa ay dalka ku hormariyaan ciyaarista kubbada cagta taasoo sababeyso is dhax galka dhanka bulshada.
Jasiiradda Kudhaa ee gobalka Jubbada Hoose waxaa ku nool dhalinyaro badan ku waa soo ay ka go’antahay in ay hormariyaan deegaankooda walow ay la daalaa dhacayaan duruufo adag oo ah helista agabka ciyaaraha.
Gudoomiyaha dhalinyarada deegaan xeebeedka Kudhaa Cabdi Ismaan Aadan ayaa sharaxaya duruufaha heysto dhalinyarada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here