Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo xariga ka jaray xarun Caafimaad oo laga hergeliyay Deegaanka Dalsan

0
359

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka degaanka  Dalsan oo Kismaayo Qiyaastii u jirto 25 km ayaa  isku Tashi Dad-weyne Kudhisay Xarunta Caafimaadka deegaanka waxaana xariga Ka jaray Masuuliyiin uu Hogaaminaayo Duqa degmada Kismaayo,Xildhibaano iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here