Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdullahi Maxamad Faraweyne, Gudoomiyaha Gudiga Xeer-Hoosaadka Golaha wakiilada Jubbaland Xildhibaan Maxamuud Axmed Warsame iyo Sarakiil ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland ayaa xariga ka jaray isbitaal laga hergaliyay Deegaanka Subaan Salaam ee koonfurta kaga beegan Degmada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.