Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobweyn oo dhanka waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah,kuwaas oo wax ka qabasho u baahan.
Caqabadaha waxbarasho ee deegaanka ka jira ayaa waxaa ka mid in ardayda wax ka barta dugsiga dhexe ee deegaanka Goobweyn aysan heysan dugsi sare oo ay wax barashadooda ka sii wataan marka ay dugsiga dhexe ka gudbaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.