Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciyaaraha kala duwan ee kubado waxaa ay ka mid yihiin waxyaabaha ka qayb qaata nabada iyo is dhex galka bulshada
Sido kale tartamada ciyaaraha kubada cagta waxaay caafimaad u yihiin jirka iyo maskaxda dadka dheela gaar ahaan dhalinyarada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.