Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo Kormeeray Waddo dayactir lagu sameenayo

0
396

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Dagmada kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf TimaJilac ayaa Maanta waxa uu Kormeer ku tagey wadada soo gasho waaxda siinaay ee xaafada farjano oo mudooyinkii ugu dambeeyey uu ka socday howlo dib u dayactir ah.

Wadadaan uu maanta Gudoomiyahu booqday ayaa waxa ay eheyd wado uu burbur xoogan ka muuqatay iyadoona dadka iyo gawaarida isticmaali soo gasho xaafada siinaay ay dhib badan ku qabeen.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here