Gudoomiyaha degmada kismaayo oo kahadlay caqabadaha ay kala kulmaan dhismaha wadooyinka

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada ksmaayo ee xarunta Gobalka Jubbaada Hoose ayaa dhawaan laga Hirgaliyay dhismaha wadooyin dhawr ah kuwaas oo lagala kulmay caqabado Kala Duwan

maamulka dowlada Hoose ee dagmada kismaayo ayaana sheegay inaysan markii hore bulshadu ku baraarugsanayn dhismaha wadooyinka iyo muhiimada ay leeyihiin hase ahaate hada ay fahmeen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here