Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo dhawaan xariga laga Jaray wajiga Kowaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka magalada kismaayo ayaa waxay qayb lexaadleh ka qateen isku socodka dadka iyo Gaadiida Gudaha Magalada Kismaayo
wadooyinkan Cusub oo ahaa kuwo baahi wayn Loo qabay ayaa daboolay baahiyhii ay bulshada u qabtay,waxaana yaraaday mashquulkii Gaadiidka madaama ay magaladu lahay Hal Laami oo kaliya.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.