Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo farriin u diray dadka degan hareeraha biya mareenada.

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ayaa digniin udiray dadka degan hareeraha laamiyada iyo biya mareenada iyadoona looga digay iney qashin ku shubin biya mareenada.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here