Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa calaamadeeyey guryo si sharcidaro ah looga dhisay wadooyin ay bulshadu si maalinle ah u isticmaali jirtay.
Gudoomiyaha ayaa arinkan ugu goleh helida wadooyin waafi ah islamarkaasna magaalada Kismaayo ay noqoto magaalo lajaan qaada magaaloyinka kale ee dalka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.