Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Midab Takoor waa yasid lagu yasaayo qof kale midabkiisa ama muuqaalkiisa iyadoo lagu faquuqayo caafimaadkiisa ama isirkiisa.
Takooridda waxay ahaan kartaa af-lagaadayn, taasoo ay dhibaato badan ay la kulmaan dadka la faquuqaayo .
Gudoomiyaha degmada kismaayo Ibarhim Yusuf Timo-jilic ayaa bulshada ugu baaqay in ay iska ilaaliyaan waxayabaha keeni kar midab-takoorka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inoo doyaariyay.