Gudoomiyaha degmada Hodan oo dhagax dhigay waddo Interlock si isxilqaan ah ku dhisayan Shacabka degmada

0
38
Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Guddoomiyaha degmada Hodan Cali Axmad Cali Fahle ayaa dhagaxdhigay dhismaha waddo interlock oo Muuhiim u ah isku socodka bulshada degmada dhismaha wadadaan interlock ayaa waxaa iska kaashanaya bulshada iyo maamulka degmada Hodan taasi oo qeyb ka ah Barnaamijka dalkaaga ku dhis hal doola ee lagu shubaayo dareenka bulshada.
Mowliid Cabdi Kulmiye ayaa qabtay inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here