Maamulka Degmada Baraawe oo kormeray kamamka Barkacayaasha

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose Cumar Sheekh Cabdi Shafaani oo ay wehliyaan masuuliyin ka tirsan maamulka Degmada ayaa kormer u kuuro galid ah xaalada baahiyaha kajira ku tagay kaamamka barakacayaasha ee Degmada Baraawe halkaas oo ay ku nool yihiin dad badan oo barakacayaal ah kuwaas oo ka kala yimid deegaana iyo degmooyin ka tirsan Koonfur-Galbeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here