Gudoomiyaha degmada Baladxaawo oo faahfahin ka bixiyay habsami u socodka mashaariicda deegaanka

0
45
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha  degmada Baladxaawo  ee Gobolka Geda  Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi   oo howlo shaqo shaqa ku joogay magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa kawar bixiyay xalada buud ee degmada iyo  habsami u socodka mashaariicda hormarineed ee ka socda degmada Baledxaawo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here