Hay’adaha ka howlgala deeganaada Jubbaland oo baaq loo jeediyay

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Afmadow ee gobolka Jubada hoose Maxamed amiin oo magalada Kismaayo kaga qeeb galay shiirka wadahadalka ee arimaha u adeegista bulshada degmada Afmadow iyo degmoyinka kale Jubbaland ayaa Hay’adaha Dowladda ugu baaqay in ay si hufan ugu adeegaan bulshada ku dhaqan degmada Afmadow.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here