Gudoomiyaha Degmada Afmadoow oo ka warbixiyay Xaaladda Degmada

0
278

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Af-madoow oo ah Magaalo qadiimi ah ayaa dadka ku nool intooda badan waxaa ay noloshoodu ku tiirsantahay dhaqashada xoolaha waxaa ayna ka mid tahay meelihii uu aadka u saameeyay burburkii iyo dagaalada sokeeye ee dalka ka dhacay.

In kastoo Degmada Af-madoow Sanadihii danbe laga sameeyay hormarro kala duwan sida Waxbarashada Caafimaadka iyo dhismaha Gole Deegaan,hadana  waxaa wali ka jira caqabado u baahan in wax laga qabto kuwaas oo ay ka mid yihiin wadooyinka oo xirma marka uu roobku da’o iyo duulimaadyada diyaaradaha oo aan si toos ah uga dagin Af-madoow,taas oo dhibaato ku ah dadka doonaya inaay u safraan Magaalooyinka waa wayn sida Kismaayo iyo Muqdisho.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here